Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Berbera waxaa ka dhacay doorasho xor ah

$
0
0
Waxa maanta Berbera ka dhacday doorasho xor ah oo xildhibaanadii Golaha Deegaanku ku dooranayeen hogaankooda shanta sanno ee soo socda haddii Alle idmo. Ka dib markii lagu dhawaaqay xubnihii ku soo baxay doorashadii dalka ka dhacday 31kii bishii May, waxa magaalada Berbera habeen iyo maalinba ka socday loollan adag oo loogu jiro guddoomiyaha Golaha Deegaanka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles