“Sxb Kir qudhaa igu hadhayoo kirtaana kaygaan la sugayaa” !!!! —————————— Hadalkaasi ama jaahilnimo ha ka ahaado ama eray uu usoo dhiibtay ninka uu sheegaya ha ka ahaato ama doqoniimo’ba e. Wuxuu caayay oo uu wax u dhimay. 1. Masuuliyaddii uu u hayay Qaranka, 2. Ammaankii magaaladda burco. 3. Caqligii , Culimadda , cuqaasha, Ciroolaha […]
↧