Barnaamijka Hordhaca ah ee Xisbiga/Ururka Dadweynaha Somaliland , S.P.P ( SOMALILAND PEOPLES PARTY ) WQ Maxamed Abdi Jamac XISBIGA DADWEYNAHA SOMALILAND BARNAAMIJ SIYAASADEEDKA XISBIGA DADWEYNAHA SOMALILAND ( S.P.P ) OO GUUD MAR AH HORDHACA QAYBTA 1AAD Horaanta sanadka 2022 oo ah waqtiga la sugayo in lagu dhawaaqo gudiga diwaangalinta ururada iyo axsaabta siyaasada Somaliland . […]
↧