Muwaadin baro Shuruudaha looga baahan yahay Codbixiyayaasha doonaya inay helaan Addeegyada #Degmo-doorasho & Kaadh baddalka Maanta oo ah 15 Feb. 2021, ka bilaabmay dhammaan Gobolada Dalka socona doona ilaa 24ka Feb. 2021. KDQ waxa uu Addeegyadan u fidinayaa Codbixiyayaashii isdiiwaangeliyay 2016-kii oo qudha. Waxaa dhammaan Muwaadiniinta sharafta leh laga codsanayaa inay si dhaw ula shaqeeyaan […]
↧