Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

WAX KA OGOOW HARAADIGII TIGREE 30 SANO HORTAAGNAA DAWALAD SOOMAALIYEED

Dani iyo Madoobahan daba socdaa waa haraadigii tigree siduu ku talaalayna dawladay ismoodaan labadan jifo reer cabdulle iyo maxamuud saleebaan marka labadan dawlo waa diidan dawlad soomaaliyeed! Waxaa...

View Article


Maxaa sababay in nidaamkii siyaasadeed ee dalku dub ugu noqdo hab beeleed?

Somaliland waxa ay soo qabsatay sadex shir beeleed oo caan ah oo qaranka lagu dhisay oo leh mudnaantooda iyo qiimahooga , kuwaasi oo kala ahaa shirkii beelaha ee magaalada Burco 1991 ee lagaga...

View Article


Muuse Biixi Waa Madaxweynihii U Horeeyay ee Sannad Waxba Qaban

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Xukuumada kasta marka la doorto inta ay ku dhex jirto muddo xileedkeeda waxay samaysaa waxqabadyo hadhow lagu xasuusto oo la yidhaahdo xukuumadii waqtigaas ayaa ka...

View Article

Barta Afsoomaaliga Barta Q-9aad ARROWEELLO Maqashee

AROWEELLO Maqashee Habartaasi yey ahayd? Waxa Sheekooyinka  Soomaalida kamid ah oo Laga sheekayn jirtay in Xilli Taariikhihii Hore ah, ay Haweenay la odhan jiray Aroweello Boqorad Ka ahaan jirtay...

View Article

GACANTAADDA HA KU DHAXAL WARIIGIN DHULKAGA HOOYO.

“.Qallinkii Mahad ali-salaan Dhamaan ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW,Waxaan xalkan ku iftiiminaya oon ku qaada dhigeyna qadiyad aan indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu inagu soo socda...

View Article


30 SANO KA DIB SIDEE BAY YIHIIN XAALADAHA ETHIOPIA IYO SOMALIA KA DIB...

MAXAA KALA DUWAY DAWLADA ETHIOPIA IYO DAWLADII JAMHUURIYADII SOMALIA ?  Marka aad taariikhda dib u raacdo nus qarnigii ugu dambeeyey waxa ay soo mareen labadii dal ee midna Ethiopia ahaa midna...

View Article

Warqad Furan Oo Ku Socota Guddomiyaha Xisbiga Waddani

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Waddani waa xisbiga ugu waqtiga yar marka la eego xisbiyadda imika dalka ka jira ee Kulmiye iyo Ucid, waxaana la asaasay sannadii 2012 xiligaas oo uu ka soo gudbay...

View Article

Kaalinta Muwaadinku ku leeyahay Horumarinta dalka

Aduunka waxaa loo kala qaybiyaa dalal horumaray, qaar horumaraya iyo kowo aan horumarsanayn (underdeveloped). Tani waxay ku timaaddaa marka xaaladaha kala duwan ee dalalkaas heerkooda lagu qiimeeyo...

View Article


Waan tageersanahay BAAQA MAXAMED XAASHI CILMI

Mayar Selteco iyo Golaha Deganka Hargaysa waa in ay sidaa nagu dhaafan. Reer Hargaysa badankooda way tageersan yihiin hadalka Maxamed Xaashi Cilmi, waa in aan loo ogalaan in ay mar labad isa soo...

View Article


Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: W/Q...

Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga...

View Article

Xilka oon Allah dartii loo gudan,Hantida umadda oo la xalaashado,Geerida iyo...

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,idinku...

View Article

Rajadii da’yarta ee doorashada deegaanku way beenowday

Doorashada soo socota ee maanta Golaha Guurtida aan weligood la dooran u asteeyeen inay dhacdo dhamaadka bisha shanaad ee sanadkan (May 31), waxay noqon doontaa tijaabada dhalinyarada Soomaliland,...

View Article

Ma dhab-baa in beesha caalamku cunaqabatayn saartay Somaliland?

Waxa la dareensanaa sanadihii ugu dambeeyey oo dhan in aan wada shaqeynta beesha caalamka iyo diblomaasiyiinta dalalka aduunka iyo xukuumada jamhuuriyada Somaliland aanu wanaagsanayn ,  sidoo kale...

View Article


Xafiiska Gaadiidka ee Magaalada Berbera wuxu mudan yahay ku dayasho

Hargeysa-(Berberanews)-Cumar Cabdi Cumar, Agaasimaha gaadiidka ee magaalada Berbera waxa uu muujiyay shaqo wacnaan iyo dedaal dheeraada tan iyo markii loo magacaabay xafiiska maamulaha ee Berbera....

View Article

Axmed Madoobe: Kuraasta Gedo Puntland ayaan u ballan qaadnay

Dadka soomaaliyeed looma sheegaayo, waa kuma axmed madoobe! Tan iyo intii uu maamul goboleedka jubland madaxa usareeya ka noqday ahmed madoobe,ma jiraan wax hormar ah oo uu gudaha jubaland kasameeyay...

View Article


Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland

Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016. Hargeysa(Berberanews):...

View Article

Wakaalada Biyaha Hargaysi Ma Waxay Isku Badashay Bakhaar Sacaadaha Iibiya

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine  Wakaalada Biyaha Hargeysa waxay u taagan tahay siday shacbiga ku dhaqan Hargeysi u heli lahaayeen Biyo ku filan oo nadiifa, halkudhigani waa mid badanaa ay...

View Article


DHIBKA SOMALIA EE DOORASHADA MAXAA KEENAY , YAASE KA MASUUL AH ? 

Somalia waxa ay gashay xaalad adag oo u baahan in caqli iyo wadajir lagaga baxo , sababta oo ah waxa mar qudha mudooyinkii kawada dhamaadeen goleyaashii xeer dejinta aqalka sare iyo aqalka hoose oo...

View Article

Maxaad ka taqaana Saldanada fgu faca weyn Beesha Isaaq oo Tirsata 300 oo sanno?

Saldanadda ugu fac weyn dhulka Soomaalidu degto ee geeska Afrika, ee ilaa hadda jirta waa Saldanadda Warsangali, oo loo yaqaano Warsangale Sultanate, oo la aas-aasay sannadkii 1298 kii. 1298 kii, ayaa...

View Article

Sababaha ay Somalia dawlad u noqon la’dahay!!

1- Dawladii military ee arxanka darnayd dadkii dadka laynayey oo dhami maanta waa wada siyaasi, madax iyo dad la maamuuso oo cidi isma weydiin waxii dhacay haba la is cafiyo e danbiilayaashii hadii aan...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live