Hadii sharciga iyo xeerarka dalku inaga noqdaan in lagu jaangooyo hadba inta umada ugu tunka weyn ama fursada saaxada siyaasadeed heshay iyo darmo wadaagta siyaasadeed ee hadda joogta , sharcigaasi sharci ma noqonayo ee waxa uu noqonayaa mid la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan laga dhigtay . Haddaba sida ay baryahaaba muuqatay waxa kaalintii siyaasadeed […]
↧