Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Komishanka oo cayimay goobo loo reebay kaadhbixinta saddex Gobol

$
0
0
16-March-2021-Hargeysa(Berberanews):- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo gebo-gabeeyey qaybinta Kaadhka Codbixinta, ayaa maalmo u kordhiyey, goobo gaar ahna u cayimay gobollada Sool, Saaxil iyo Sanaag oo wejiga koowaad ee kaadh-qaybinta laga bilaabay 11-kii bishan Maarso 2021. Qoraal wargelin ah oo ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayey ku Caddeeyeen maalmaha la kordhiyey iyo degmo kasta […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles