Samiya Xasan Suluxu oo ah madaxweyne ku xigeenka Tanzania ayaa loo dhaarin doonaa madaxweynaha cusub, ka dib geeridii madaxweyne Magufuli. Sida dastuurka dalkaasi uu qabo madaxweyne ku xigeenku wuxuu la wareegayaa xafiiska, haddii madaxweynaha ay ku timaado geeri, xil gudasho la’aan ama xil-ka-qaadis. Samiya ayaa xilka sii hayn doonta muddo xileedkii u hadhsanaa Magufuli oo […]
↧