Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Natiijada Hordhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha

$
0
0
Hargeysa-08-March-(Berberanews)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Natiijadda Hor-dhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayasha Jamhuuriyadda Somaliland. Natiijaddan ayaa sheegaysa Tirooyinka muwaadiniinta Is-diiwaangeliyey Sannadaha 2020 iyo 2021 iyo sidoo kale Kaadhadhka Ansaxa ah ee Codbixiyayaasha la siin doono. Sida ay sheegeen KDQ, Xogtan ayaa si rasmi ah loogu gudbiyey Axsaabta Qaranka, Hay’adaha kale ee ay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles