Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Booqashadaydii Barbara iyo waxaan indha hayga ku soo arkay.

$
0
0
Waxa aan booqasho gaaban  ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee Berbera, booqashadaydaas oo ahayd Dalxiis iyo tamashlayn. Hadaba intii aan dalxiis kaas kooban ku jiray, waxa aan ku arkay isbedelo badan oo ku yimiday magaalada Berbera tan iyo intii uu cabdishakuur cidan Mayarka ka noqday Magaalada Berbera. Is bedeladaas iyo hurumrkaasna waxa aan ka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles