W/Q: Ibrhim Isma Ardayda wax ka barata Dugsiga sare ee nuradin gaar ahaan qaybta inamadda ayaa mudarahaad rabshaddo wata ka dhex sameeyey dugsigooda. Ardaydu waxay khasaare kala duwan u gaysteen dugsigoodii iyo qalabkii ay wax ku baranayeen qaar ka mid ah maamulkoodina way farasareen. Gadoodka ardayda waxa sabab u ahaa arday ka mid ah ardayda […]
↧