Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Ma Macatabadbaa Miigan Baase kolba mel lasaarayaa?

Dadka masiixiyiinta ah, waxa u ah Astaan Laanqayr ama macatabad ama isku talaab, Laanqayrta Uma ogola in dhulka ladhigo, waxa ay Ka Dul qotomiyaan guudka Sare ee kaniisadaha, wax walba oo ay...

View Article


Gacantaada ha ku dhaxal-wareejin dhulkaaga hooyo

Qallinkii 1-Mahad ali-salaan Dhamaan ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW,Waxaan xalkan ku iftiiminaya oon ku qaada dhigeyna qadiyad aan indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu inagu soo socda...

View Article


Heshiisyadii Somaliland iyo Imaaraadku wada galeen oo fashilaad qarka u...

Markaad dhugato nuqulka heshiiskii  DPW iyo JSL wada galeen  sanadkii 9/5/2016 -Waxaa isfahanka heshiiska qaybtiisa kowaad ee “Memorandum Of  Understand ” uu cadeynayaa  in mudnaanta kowaad la siin...

View Article

Taageero Ku Socota Aqoonyahan Ibraahin A Aw-Qoobey Oo U Sharaxan Golaha...

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey  oo u sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex.  Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey  oo...

View Article

ABIY AHMED HABKII WANAAGSANAA EE UU WAX U BILAABAY IYO SIDA XAALKU YAHAY...

Hogaamiyaha dalka Ethiopia Abiy Axmed waxa uu ahaa hogaamiye la yimid hal abuur iyo hogaamin wanaagsan oo la filayey in ay Geeska Africa oo dhan wax ka badesho , waxa ay ahayd hogaamin loo bogay oo...

View Article


Ruushka iyo Geeska Afrika: Khatar Laba Afle

Dalweynaha Ruushka oo in mudo ah isha ku hayay xeebaha Geeska Afrika ayaa 11 Nov, 2020 shaaciyay inuu heshiis lagu dhisayo saldhig taakulayn iyo dayactir la galay dalka Sudan, Saldhiga ayaa laga dhisi...

View Article

BARTA AFSOOMAALIGA BARTA Q1aad

HOOYO, Ma Waa HABARTAA Mise HOOYADAA? Ereyga se HOOYO halkuu kayimid? Hooyo Waa Hooyo, oo Hooyo waxay tahay kii Nacas ah, kii nin rag ah, tii Doqona iyo tii Fariid ah, midna loosheegimaayo!, Waayo?...

View Article

TARIIKH KOOBAN: URURKII SNM IYO XORAYNTII WADANKA

Wadanka Somaliland waxa uu ku yaalaa geeska amaba bariga Africa…..Dhinca waqooyi wax aka xiga badda cas, waqooyi galbeedna dalkan Jabuuti, Galbeed waxa ka xiga dalkan Xabashida, dhinca Bariga iyo...

View Article


Dawladaha IGAD ku bogaadisay wadahallada Somaliland iyo Somalia ma yihiin...

Wadahadalada jamhuuriyada Somaliland iyo jamhuuriyada federalka Somalia ayaa waxa ay ku jireen hakad mudo dheer , codsiyo iyo cadaadis bulshada caalamka ka yimid ayaa ay Somaliland dib ugu ogolaatay...

View Article


Miisaankeenii dhaqaale iyo siyasadeed aynu ku gorgortano

Diyaaradda Ethiopia Airlines, waxay sannadkii ka faa’iida duulimaadyada, ay Somaliland ku timaado, lacag u dhexeysa 8 ilaa 15 malyuun oo dollarka maraykanka ah, dakhliga ugu badana, wuxuu ka soo galla...

View Article

Barta Afsoomaaliga Barta Q2aad Qiimiga Ereyga HABAR.

Halkee ayeynu maraynay? ODAY waa Amaanta Amaan ugu Sareysa!, Maxaayeeley Haddii aad aragtid Wiil yar oo Kuray ah, oo Leh, Edeb, anshax, xilkasnimo, qadarin, dulqaad, garasho wacan iyo wax kastoo wanaag...

View Article

Geedi socodkii nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo gaabiska gaabiska...

Geedi socodka dimuqaradiyadeed ee somaliland iyo dabaca ku yimid nidaamkii, Koriin la’aanta siyaasadeed iyo sharci ee wasaradaha iyo hay’adaha dawalda ,doorasho la’aanta , iyo rajada furista ururadii...

View Article

Guusha Somaliland iyo Hiilka wakhtiga?Faallo. Saleeban Kalshaale

Isbedelka wakhtigu waa girraan si maalinle ah ula wareegta xaaladaha iyo xaqiiqooyinka adduunka ku soo kordha. xaqiiqo ahaana Waa’ kasta oo berya iyo gabal kasta oo dhacaa waxa ay wadaagaan wixii...

View Article


Damaca Kenya ee Kursiga Madaxweyne 2021

Waa aduune oo kolaba leh waayihiisee, kolkii dawladii soomaaliyeed burburtay dalka soomaaliyana uu galay dagaalo sokeeye oo aad u naafeeyay,ayaa waxaa ka faa iidaystay burburkaa iyo dawlad la aanta....

View Article

Barta Afsoomaaliga Barta Q3’aad Ereyga HOOYO

Afeef:- “Afsoomaaligu waa Afkaygii Hooyo, waana Afkaygii AAbo, Ha ahaadee maaha Af aan MADI Ku ahay, waxa ilawadaaga Malaayiin Ruux, oo iyaba Afkoodii Hooyo iyo AAbo uu yahay, waa Af qiimo Leh oo Qiimo...

View Article


Wadadii rajada Berbera Corridor ee 4-ta haat loo qoondeeyey kuna soo ururtay...

Qalinkii A/rahman fidhinle UK Mashruuca Wadadii rajada ee Berbera Corridor  ee la dhagax dhigay  kal hore 28/02/2019 ayaa mudadii ay socotay oo hadda dhan  22 bilood  lagu dhameeyey  wax ka yar 40-Km...

View Article

GOBOLKA GEESKA AFRICA IYO  BARIGA AFRICA OO U SOO EEG MID AAN XAALADIHIISU KA...

Gobolka Bariga Africa amaba Geeska Africa da weyn ( Greater Horn of Africa ) ayaa waxa uu u muuqdaa mid aan xaaladihiisa nabadgalyo iyo siyaasadeed ka soo raynayn taasi oo dhib iyo dib u dhac ku ah...

View Article


Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Baraarujisay Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay...

Hargeysa:( )-Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay ku began tahay Xuska Munaasibada...

View Article

Dhacdo na kala qabsatay Wiil uu dhalay Madaxwaynaha Somaliland

29 bishan aan ku jirno waxa Gobolka Gabiley soo gaadhay gaar ahaan dagmada Agabar, Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo safar dhulka ah kaga yimi dalka Jabuuti. Madaxwaynaha iyo...

View Article

Talooyin ku socda Soomaalida ku Shiraysa Garowe

Soomaalidu waxay dhibaato iyo dawlad la’aan ku jirtay soddon kii sano ee ugu danbeeyay. Waxay la kulmeen dhibaato kasta oo bini’aadan ku dhici karta oo ay k amid yihiin qax, gaajo, macluul, dagaal,...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live