Diyaaradda Ethiopia Airlines, waxay sannadkii ka faa’iida duulimaadyada, ay Somaliland ku timaado, lacag u dhexeysa 8 ilaa 15 malyuun oo dollarka maraykanka ah, dakhliga ugu badana, wuxuu ka soo galla allaabta bagaashka ah ee Cargo. Dheeliga dakhli dhaqaale, ee u dhexeeya xidhiidhka ganacsi, ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ethiopia, qiyaas ahaan, waa inta u dhexeysa 60 […]
↧