Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Ruushka iyo Geeska Afrika: Khatar Laba Afle

$
0
0
Dalweynaha Ruushka oo in mudo ah isha ku hayay xeebaha Geeska Afrika ayaa 11 Nov, 2020 shaaciyay inuu heshiis lagu dhisayo saldhig taakulayn iyo dayactir la galay dalka Sudan, Saldhiga ayaa laga dhisi doona waqooyiga dekeda ku taala ee Port Sudan. Mudada heshiisku waa 25 sanadood, Waxa lagu dari doona hadii loo baahdo toban sano […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles