Isbedelka wakhtigu waa girraan si maalinle ah ula wareegta xaaladaha iyo xaqiiqooyinka adduunka ku soo kordha. xaqiiqo ahaana Waa’ kasta oo berya iyo gabal kasta oo dhacaa waxa ay wadaagaan wixii dhacay saacadihii u dhexeeyey labada marxaladood labadooda gelin. hase yeeshee midna midka kale lama wadaago wixii ay qadartu raacisay markii uu shaqada soo galay […]
↧