Markaad dhugato nuqulka heshiiskii DPW iyo JSL wada galeen sanadkii 9/5/2016 -Waxaa isfahanka heshiiska qaybtiisa kowaad ee “Memorandum Of Understand ” uu cadeynayaa in mudnaanta kowaad la siin doono Mashaariicda horumarinta bulshada , kuwaas oo laga ilduufay qalinkana lagu xaday oo hada xukuumadu sheegtay in ay iska ahaayeen uun balan qaad. Mashaariicda horumarinta ee la isla […]
↧