Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey oo u sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex. Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey oo kamida Aqoonyahanka dalka dibadiisa ku nool, ayaa waxa uu kamid yahay, dhalinyarada fara ku-tiriska ah ee Alle hibada u siiyey karaamada iyo sharafta hogaamiyenimada ah ee loo dhasho, isagoo isla markaana kamida […]
↧