Halkee ayeynu maraynay? ODAY waa Amaanta Amaan ugu Sareysa!, Maxaayeeley Haddii aad aragtid Wiil yar oo Kuray ah, oo Leh, Edeb, anshax, xilkasnimo, qadarin, dulqaad, garasho wacan iyo wax kastoo wanaag Leh oo qof loogu Bogo, weedha keliya ee intaas iyo inkaloo Ka badan wada koobaysa ee Amaanta ah ee lagu yidhaahdaa waxay tahay “Waa […]
↧