Donald Trump oo qaaddacay Natiijada Doorashada
Madaxweyne Donald Trump, ayaa si cad u qaadacay Natiijada doorashada Maraykanka ee uu ku guulaystay murrashaxa xisbiga Dimuqraaddiga Mr. Joe Biden, isagoo tilmaamay in qaab been-abuur ah loogu...
View ArticleDuuliye Axmed Dheere iyo Xaquuqda Aadamaha
Adam Muse Jibril- Q:2aad Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha, iyo kuwa kale ee ku xidhan...
View ArticleHadimada Ay Leedahay Hantida Umada Oo Sigaar Ah Loo Manfacaadsado
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi shiine Hantida Umadu waa xoolaha ka dhaxeeya dadweynaha taas oo laga sameeyay ama laga soo iibiyay Dhaqaale iyaga laga soo uruuriyay oo loo yaqaan Cashuur. Cashuurtu waa...
View ArticleMadaxweyne Biixi oo Tacsi u diray qoyskaMarxuum Cali Ibraahim Sii-arag
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah...
View ArticleMagaalada Burco oo eedday guddoomiyaha Maxkamadda sare JSL
Gobalka Togdheer gaar ahaan degmada Burco oo ah magaala madaxda labaad ee JSL ayaa waxa hadheeyey garsoor yaraan iyo jiitanka dacwadaha ay ku jiitamaan maxkamadaha derajada gobalka togdheer taas oo ay...
View ArticleAbaal-marinta Nobel price Ma lagala noqon karaa qof hore loo siiyey?
Sida la ogyahay abaalgudka Nobel oo ah abaal- marin sumcad wayn ku leh caalamka, waxay ka soo bilaabmatay geerida maalqabeenkii saynisyahanka ahaa ee reer Sweden, Alfred Nobel oo geeriyooday sannadkii...
View ArticleWaa Kuma Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban )
Alla ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa , waxa la sheegay in uu ka baxay dugsi sare...
View ArticleTaariikh kooban oo ku saabsan Marxuum Cumar Carte Qaalib
Allaah ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib oo shaqadiisii ugu horeysay ay ahayd macalinnimo waxa uu xilalkiisii shaqo ee ugu horeeyay ahaa maamule Dugsi waxbarasho, isagoo ka dibna noqday maamulaha...
View ArticleTaariikh Nololeedkii Cumer Carte Qaalib(1930 ilaa 18-Nov-2020 )
Waa Kuma Cumar Carte Qaalib ? Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa , waxa la sheegay in uu ka...
View ArticleIsbedelka siyaasadda Geeska iyo Saamaynta Somaliland
Waxa ay ahayd bishii feb 11 2020 markii ay kulan ku yeesheen Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo magaalada Addis Ababa ee dalka...
View ArticleKala war la’aanta Waayaha Tigreyga iyo wacyiga Da’yarta Somalida
Dagaal, colaad iyo leeleel ayaa ku habsaday umadda Tigreyga labadii todaabaad ee ugu dambeyeey. Dagaalkan oo sida laga warqabo ka dhex qarxay Mucaaradka TPLF oo u taagan Jabhadda Xoreynta dadka...
View ArticleMarwo Kaltun X Daahir: Tacsi ehlada iyo qaranka Suldan Indhacase
Aniga oo ah Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigal, waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Elehelka,Qaraabada,Azxaabta iyo Qaranka Somaliland ee uu axay Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Maxamuud Xandule...
View ArticleSuurtagal ma u tahay imaanshaha hablaha Tigreegu Somaliland?
Waxaa qoray; DrMohamed Suleiman Sabca Oo kamida Ardayda Waxka barata Jaamacadda Mekelle ee gobolka Tigrayga. Dalweynaha Ethiopia geography ahaan waa dal dhaca bariga Africa, waxa uu jaar la yahay ama...
View ArticleGeeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor
18kii bishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu soo daweeyo. Dr. Aadan, waxa uu leeyahay taariikh ka...
View ArticleGeeska Afrika: Xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo amni ee uu galay
Gobolka Geeska Africa waxa uu galay xaalado aad u adag oo keeni kara burbur iyo halaag, marka aad eegto duruufaha adag ee siyaasadeed, colaadeed, dhaqaale iyo amni ee xiligan taagan; 1- Dalka Somalia...
View ArticleDad Somaliyed dub haysugu noqdaan Shisheeye amni uma keeni karee
Waxa wax lala yaabo iyo naxdin joogta ah noqotay in amniga dawlada Somalia uu noqday ka aduunka ugu hooseeya, sida ay warbixinta la yidhaahdo Global peace Index uu ku soo saaray machadka daraasadaha...
View ArticleSomaliland: Dhulka Danta Guud loo qorsheeyey iyo cidda awoodda u leh maamulkiisa
Sida ku cad Wax-ka-beddelka iyo kaabista xeerka maamulka dhulka magaalooyinka dalka Jamhuuriyadda Somaliland ee xeer Lr. 17/2001, kuna soo baxay faafinta rasmiga ah bishii June ee sannadkii 2016,...
View ArticleQabashada Tigreega: Suurtagalnimada Qorshe ka dhan ah Somaliland
Qabsashada gobolka Tigreega hadii ay suurto gasho ma laga yaabaa inay Somalia iyo Ethiopia ay qorsheeyaan Hawl gal Milatry oo ka dhan ah Somaliland. Wali waxa Socda dagaalka dawlada federaalka Ethiopia...
View ArticleSoomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa...
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Itoobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee...
View ArticleIsbedelka Dabaysha Geeska Afrika.!! WQ Jamal Gobonimo
Geeska Afrika, waxaa ka Socda dabaylo barwaaqo iyo diihaal wada sida, Juqraafi ahaan “Geeska” waxaa laysku yidhaahda waddamada Eriteriya, Itoobiya, Jabuuti, Soomaaliya,Somaliland, Suudaan iyo Koonfurta...
View Article