Qalinkii A/rahman fidhinle UK Mashruuca Wadadii rajada ee Berbera Corridor ee la dhagax dhigay kal hore 28/02/2019 ayaa mudadii ay socotay oo hadda dhan 22 bilood lagu dhameeyey wax ka yar 40-Km oo keliya taas oo u muuqata in aanay marna ku dhamaaneyn waqtigii loo mudeeyey in ay wadadaasi ku dhamaato oo ku beegan September 2021. Waxaa nasiib daro ah in shirkad keliya lagu […]
↧