29 bishan aan ku jirno waxa Gobolka Gabiley soo gaadhay gaar ahaan dagmada Agabar, Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo safar dhulka ah kaga yimi dalka Jabuuti. Madaxwaynaha iyo waftigiisa waxa lagu soo dhaweeyay Dagmada Agabar xaflada soo dhawaynta madaxwaynaha oo ka dhaceay xarunta maamulka Dagmada ayaa halkaa waxa laga jeediyay hadalo kala duwan, […]
↧