Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

FADARAAL YAA INOO KEENAY? YAA RABA? YAA WADA IN UU HIRGALIYO?

Dalka Soomaaliya waxa uu marayaa mudo nus qarni ah,xaalad aad u qalafsan oo salka ku haysa soo noqoshada gumaystaha shisheeye ee qarada ka baxay afrika 1960 maadkii.Gumaystuhu xiliyadaas sii horeeyay...

View Article


SHAN IYO LABAATANKA XUBNOOD EE GOLAHA DEEGAANKA HARGEYSI MA GANACSATAA?!

WQ; Cabdinaasir Axmed Abraham. Sidee bay ku dhacday caasimadda dalkayga oo soddon sanno nabad ah, in ay meelaha qaar sida nadaafadda iyo beeraha shacabku ku nastaan ay Xamar oo soddon sanno hoobiye ka...

View Article


Isbedellada aan la filayn ee Geeska Afrika ku yimi 10kii sano ee u dambeeyay

Waxa aan aad ula socdaa siyaasada Gobolka Geeska Africa guud ahaan ,waliba tobankii sanadood ee ugu dambeeyey , waxaa is badelay wax weyn oo marka aad eegto halkii la taagnaa 2010/11 iyo saadaashii...

View Article

Tuuggii Caaqilka Ahaa Sheeko Kale:-WQ M Faarax Qoti

Dadku waxay leeyihiin awoodda garashada hal-abuurnimada ama wax hillaadisa, ama waxay leeyihiin awood ay kaga jawaabaan marka ay xaalad adagi soo wajahdo, awooddaasi waxay noqon kartaa mid aad u...

View Article

Barta Afsoomaaliga Barta Q,4aad-Bilowgii Buulka iyo Magac bixii Hooyo.

BUUL waa Aqal Guun ah oo jiray Gu’yaal aad iyo aad u badan, xilliyadii Buulka labilaabi doono, Dadkaynu Ka joognaa waxay ahaayeen dad kala qaybsan oo kala go’ay, taas oo ay ugu wacnayd collaad...

View Article


Barta Afsoomaaliga Barta Q,5aad.

Xadhig Furkii Erayga Hooyo, Dhalashadii DHaqan iyo HORTII, iyo Gaaxdii Afafkii hore. Badbaan Ku jiraa!, weliba Badweyn!, Alla Erayga Hooyo, Baaxad-weynaa!, Waxaan ahay Arday, Afsoomaaliga iyo...

View Article

Yaa Magacaabi Kara Agaasimaha Guud Ee Komishanka Doorashooyinka?.

Madaxbanaanida shaqo iyo hawl-wadeenadda hay’adda doorashooyinka qaranka waxa loo raacayaa xeerarka doorashooyinka qaranka, xeer-nidaamiyayaasha, xeer hoosaadyadda, iyo habraacyadda ay soosaaraan...

View Article

Wakhtiyaddii Dugsiga Sare Iyo Ciyaaraha (Sportska) – Fariinta Maanta Ee...

Sawirka aad halkan ka aragtaan waa Jamaal Cali Xuseen oo 17 jir ah dhigtana dugsiga sare ee Faarax Oomaar (Secondary School) ee ku yaalla magaaladda Hargeysa. Waa sideetamaadkii. Magaaladda Hargeysa...

View Article


Musharrax Maxamed dhigane oo lagu soo dhaweeyay Qorilugud

View Article


Barta Afsoomaaliga Barta Q,6’aad

Geel Ma waa Gaal míse waa Geel? Midkee se hor Baxay? Dadka Soomaalida ahi waa Dad kasoo jeeda Ummad Xoolo dhaqato soojireen ah, sidaa awgeed xoolaha ay dhaqdaan ama Maallaan ayuu Magacu ugu bixi jiray,...

View Article

Guddiyada Musharixiinta Reeraha Kala Reeba Horta Yaa Kalsoonida Siiya?

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Beryahan waxaa warbaahinta kusoo badanyay niman guddi sheeganaya oo intay qol soo xidhaan odhanya waxaan matalnaa reer hebel oo anagaa goaminayana cida reerka u...

View Article

Halista kasoo Fool leh Xarunta Qashinka qoyan ee Hargeysa.

Qaabka loo safeeyo qashinka qoyan Waxaa lamariyaa shan derejo oo safayn ah oo kala ah sidan soo socota wixii intaa kasoo hadha waxy halis kutahay deegaanka ku xeeran cafimaadkooda,waa in meesha lagu...

View Article

Maxamed Cali Dable: Masuulka Ugu Haboon Ee Ka Saari Kara Duruufaha Ay Ku...

Berbera (Berberanews): Bulsho waynta ku dhaqan guud ahaan gobolka saaxil ku dhawaan 27 sannadood ayeynu raadinaynay shaqsi fiican  oo dadkan iyo gobolkan wax u qaban kara,maanta ayeynu gacanta ku...

View Article


Cabasho ku socota Taliyaha Booliska Somaliland

Mudane Taliye waxaa isa soo taraysa cabasho badan oo shacabka Somaliland  ka qabaan booliiska,si-gaara waaxda baadhista ee saldhigyada booliska. Taliye waxaan kusoo jeedinayaa inaad dabagal buuxa ku...

View Article

Sanaag hadal uma baahna,waxay u baahan tahay wax qabad!

Horudhac yar baan doonayaa in aan ka idhaahdo marka ,hore waa magaalo xadaarad leh dadkeedu aad u wanaagsan yahay,waxaan kaga baxay imtixaankii la odhan  dugsiga hoose 1974 oo lagu dhigan jiray carabi...

View Article


Barta Afsoomaaliga Barta Q,7aad

Barta Afsoomaaliga Barta Q,7aad WARYAA Wax badan Tidhiye, WAAR muxuu yahay? Waryaa waa Eray ay aad u adeegsadaan dadka Soomaalida ahi, Goortan ama Xilligan aynu Jirno, Erayga Waryaa deegaamada...

View Article

Wadahadallada Somalia waa khasaare iyo wakhti lumis

Nin Gabayaa ahaa ayaa yidhi: “Dhambalbaa caqliga loogu shubay waana loo dhimaye Dhalinyariyo waayeel Walooy wax isma dhaantaane” F.G: Fadlan Akhriste daawo fiidoyowga dhammaadka qormada; waa caddayn...

View Article


Barta Afsoomaaliga Barta Q,8aad

Qabyaalada Erayada ABOOWE, HUUNO iyo WALAAL. Qormadan waxaynu ku Qaadaa Dhigi doonaa Qabyaalada Ereyada, Qabiilkii Magaciisu Ka Muuqanwaayo Maqaalkan yaanay ii arkin in aan Qaabiilo Gaar ah ku...

View Article

Qawda maqashii waxna ha u qaban.

FALCELIN: War-saxafadeedka wasaaradda waxbarashada ee Somaliland kuna aaaddanaa ardayda reer Somaliland ee MEKELLE wax ka barta. Qawda maqashii waxna ha u qaban. Ugu horayn anaga nama soo saarin cid...

View Article

Gorfayn Kooban Buugga-The Journey Of My Life- Q1aad

Buuggan “the journey of my life” waxa qoray Dr Xassan Ismaaciil Yuusuf ; 2020; wasiirkii hore caafimaadka Somaliland. Waa buug ah nooca loo yaqaan taariikh nololeedka oo ka hadlaya xaaladihii kala...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live