Wadanka Somaliland waxa uu ku yaalaa geeska amaba bariga Africa…..Dhinca waqooyi wax aka xiga badda cas, waqooyi galbeedna dalkan Jabuuti, Galbeed waxa ka xiga dalkan Xabashida, dhinca Bariga iyo koonfur waxa ka xiga dalkan Somalia. Tirada dadka Somaliland waxa lagu qiyaasaa 5 to 5.4 Malyuun. Baaxada dhulku ay ku fadhido Somaliland waa 176,120 km2. ( […]
↧