Waxa aan aad ula socdaa siyaasada Gobolka Geeska Africa guud ahaan ,waliba tobankii sanadood ee ugu dambeeyey , waxaa is badelay wax weyn oo marka aad eegto halkii la taagnaa 2010/11 iyo saadaashii xiligaasi siyaasada gobolku lahayd iyo halka maanta la joogo. Gobolka Geeska Africa waxa ka jirey nidaam isku wada xidhan oo ay siyaasada […]
↧