Buuggan “the journey of my life” waxa qoray Dr Xassan Ismaaciil Yuusuf ; 2020; wasiirkii hore caafimaadka Somaliland. Waa buug ah nooca loo yaqaan taariikh nololeedka oo ka hadlaya xaaladihii kala duwanaa ee uu soo maray qoraagu. Wuxuu ku qoran yahay afka Ingiriisida waxaanu ka kooban yahay 185 bog. Marka aad dhinac ka eegto wuu […]
↧