Madaxbanaanida shaqo iyo hawl-wadeenadda hay’adda doorashooyinka qaranka waxa loo raacayaa xeerarka doorashooyinka qaranka, xeer-nidaamiyayaasha, xeer hoosaadyadda, iyo habraacyadda ay soosaaraan guddiga doorashooyinka qaranku. Marka lagga hadlayo qaab-dhismeedka komishanka doorashooyinka qaranka waxa la sugayaa xubnaha, xarumaha, hal-waddeenadda iyo awoodaha. Siddaa darteed marka Madaxweynuhu hello soo-jeedimaha golaha guurtidda iyo xisbiyadda waxa uu magacaabayaa guddiga doorashooyinka qaranka, kadib […]
↧