Geel Ma waa Gaal míse waa Geel? Midkee se hor Baxay? Dadka Soomaalida ahi waa Dad kasoo jeeda Ummad Xoolo dhaqato soojireen ah, sidaa awgeed xoolaha ay dhaqdaan ama Maallaan ayuu Magacu ugu bixi jiray, Hadaba intii SOOMAALKU magaca Guud Noqday, ayaa Geelna dhaqashadiisu Tisqaaday, Geel Soomaalida wuxuu u Noqday Boqorka Cuudka ay dhaqdaan, hase […]
↧