Xadhig Furkii Erayga Hooyo, Dhalashadii DHaqan iyo HORTII, iyo Gaaxdii Afafkii hore. Badbaan Ku jiraa!, weliba Badweyn!, Alla Erayga Hooyo, Baaxad-weynaa!, Waxaan ahay Arday, Afsoomaaliga iyo Dhaqan-Soomaaliga Cilmi ahaan u Barta, Waxaan ahay Ruux Illaahay Rumaysan, ma ihi AqoonYahan, waxaan ahay Aqoon-Raac, Dib-roora Erey iyo Dhaqan Raad-Raacdayn, Afka iyo Dhaqanka Soomaalida, Sooyaalka Taariikheed ee dhex […]
↧