FALCELIN: War-saxafadeedka wasaaradda waxbarashada ee Somaliland kuna aaaddanaa ardayda reer Somaliland ee MEKELLE wax ka barta. Qawda maqashii waxna ha u qaban. Ugu horayn anaga nama soo saarin cid Somaliland ah haba yaraatee, manay ogayn meel lanagu soo safriyay. Magaalada Samara ee canfarta markaannu soo gaadhnay ayay naga warheleen. Safarkayaga oo ay nagu wehelinayeen dad […]
↧