Sawirka aad halkan ka aragtaan waa Jamaal Cali Xuseen oo 17 jir ah dhigtana dugsiga sare ee Faarax Oomaar (Secondary School) ee ku yaalla magaaladda Hargeysa. Waa sideetamaadkii. Magaaladda Hargeysa waxay ka soo kabanaysey kacdoonkii dhalinyaradda ee dhagaxtuurka ee February 1982 kii ka dhacay magaaladda. Inkastoo ay siyaasadda dalku ay cakirneyd oo jabhadihii dalka ka […]
↧