Mudane Taliye waxaa isa soo taraysa cabasho badan oo shacabka Somaliland ka qabaan booliiska,si-gaara waaxda baadhista ee saldhigyada booliska. Taliye waxaan kusoo jeedinayaa inaad dabagal buuxa ku sameyso saldhigyada booliska caasimada Hargeysa, madaxyada danbi baadhista ee casimadu waxay ku dhex milmeen dacwadaha dhulka, waana meelaha cadalada booliska oo ah in ay kiisaska baadhan ay had iyo […]
↧