Caaqil Cusub oo Lagu Caleemo Saaray Hargeysa
(Jam)- Beesha Bahgabo (Reer Cali) oo ka tirsan beelaha Sacad Muuse, ayaa caaqil cusub u caleema saaray Chief-caaqil Maxamed Xaaji Cabdi Nuur, kadib markii uu xilkaas ka geeriyooday aabbihii marxuum...
View ArticleMaxaa keenay in Xirsi ka duwanaado ku dhawaad tobankii wasiiro madaxtooyo ee...
Xirsi: Ma wasiir madaxtooyaa mise madaxweyne idman:- Maxaa keenay in Xirsi ka duwanaado ku dhawaad tobankii wasiiro madaxtooyo ee dalka soo maray 15kii sano ee u danbeeyay.- Maxaa...
View ArticleMuhiimada waxbarasho ee Qofka iyo bulshada: Qalinkii Suleiman Bashir Omar
Allaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaan jeclahay inaan qormadan kaga hadlo muhiimada iyo doorka...
View ArticleDalkiisa Qawade Qarannimo ka Dheer
Dhaqashiyo Dadkeenii Dhimashoba Wadaagye Dhalashaanu gaadhnaye Ninkii se dhoofa maantee Dhul shisheeye gaadhow Dhaliilbaa ku raacdoo Dunkaal baad qaniintay R un’ahaantii waxa muhiim ah in dhulkaaga...
View ArticleXukuumada Somaliland iyo shacabkuba waa inay tageeraan Hirgalinta Garoonka...
Ujeedada qoraalkan saldhig waxaa u ah arrin muhiim ah oo ay magaalada Boorame iyo shacabkeedu aad iyo aad ugu baahi qabaan taas oo ah Madaar la,aan una baahan in la helo si ay bulshada Galbeedka...
View ArticleBadbaadinta Xisbiga KULMIYE waxey ku Jirtaa in Xisbiga laga qabto Muse Biixi...
Xisbiga KULMIYE oo ah Xisbi uu Aasaasay Madaxweynaha Hadda Kursiga Dalka Ugu Sareeya Ku Fadhiya ee Md Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo, aya ah Mid Somaliland Ku Leh Sumcad iyo Tariikh Balaadhan, Xisbiga...
View ArticleBk ballan
http://berberanews.com/wp-content/uploads/2013/08/Balan-ok-ok-By-Maxamed-BK-M-Xaysiis-Output-Stereo-Out.mp3
View ArticleXaaji Indha Guduud !!: Qalinka Weriye Cumar-Seerbiya
Jidku wuu dheeryahay waxaanu nahay sagaal qof waxa noogu da’weyn haweenay hooyo noo ahayd muddii aanu safarka kuwada jirnay, dadka rakaabka ah iniba gooni ayey u sheekaysanaysaa in kaftanta , kuwo...
View ArticleDhalliilaha siyaasiyiinta iyo war-baahintu saameyn intee-leeg bay ku yeelan...
Qofka bini’aadamka ahi waxa uu baahiyo ama qalin ha ku gudbiyo ama hadal ha ku gudbiyee waxay naftiisa iyo dalkiisaba ku keentaa ama ay hurseedaa saameyn togan ama taban. sidaa-daraadeed waxaynu...
View ArticleCEEBTA MADAARKA HARGEYSA WAA MID DUL FADHIDA MADAXWEYNAHA
Waxaa yidhi ‘halyahey amba gooji amba ha goojin geela gugan dhalaayaan kugu tiriya. Madaxweyne iyadoo ceeb iyo wanaaga dalka ka dhaca dhammaan dushada yahay, ayuu kani si gaar ah kuu saaran yahay.Waxa...
View ArticleFikir-Xidheenka Anfac Su´alahan Ka Soo Jawaab
Waxa loogu baaqaya indheer garadka dhalinyarada Somaliland ee gabdho iyo wiilalba leh ee dalka gudihiisa ku sugan in aanay fikirka lumin ee ay war fiican iska reebaan.Hadaba ka qaybqaado tartanka...
View ArticleWaxaan Baaq Nabadeed U Dirayaa Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay...
Anigoo ah Ahmed khaliif jaamac saalax waxaan halkan baaq nabadeed uga dirayaa beelaha Walaalaha ah ee isku abtiga ah ee isku degaanka ah ee wada dega gobolada Sool iyo Sanaag kuwaas oo ay shaqaaqo...
View ArticleXIDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI OO KULAN BALLAADH LA YEESHAY JAALIYADDA STOCKHOLM
STOCKHOLM, 22-08-2013, waxaa maanta magaalo madaxda dalka Sweden ee Stockholm ka dhacay kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, uu xildhibaan Naasir Xaaji Cali kula yeeshay jaaliyadda...
View ArticleBilicda Burco iyo Caloosha shacabka danyarta reer Burco keebee mudan?.
Berberanews-Magaalo madaxda labaad ee burco waa magaalo shaqo abuurkeedu aad iyo aad u yaryahay, warshadaha ka jiraa aad bay u yaryar yihiin mana aha kuwo tiro badan oo shaqaale ahi ka shaqayn...
View ArticleNINKA DUURXULKA KU YIDHI :”RAG WAAWEYN OO MIMBARADA FADHIYA..”Q 2aad
Qormadani waa dhammaystirkii jawaabta u ahaa weerarkii Wasiirka Duulista Hawadu Md. Maxamuud Xaashi ku ekeeysiiyey Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Wada Tashiga iyo toosintu waa tilmaan uu...
View Article“Dhalandhoolka dhallaanka dhib weyn baan ku Qabaa” Qalinkii Samataliye...
“Dhadhamada dhallaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhunkaal...
View ArticleAf-Qalaad Aqoontu Miyaa? W/Q. Maxamed Action Q 2aad
Waxaa akhristayaal inoo sii socday maqaalkeenii, Af-Qalaad Aqoontu Miyaa? waxaanay inoo maraysay bulshada qeybeheeda kala duwan ee ka masuulka ah ama loo tiriyo inay qeyb wayn ka qaataan hoos u dhaca...
View ArticleInaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicoon.
Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicoon. Bulashad reer Somaliland ee ku dhaqan Adduunka, waxa ay tacsi u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Suldaankii Guud ee Beesha Ayuub Suldaan Daahir...
View ArticleHanbalyo Meher :Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Dhamaan Reer Hassan Muhumed oo ku kala nool Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba Dhamaan Reer Ismail Yassin jamac oo sidoo kale ku kala nool Dalka gudihiisa iyo dibadiisa Dhamaan akhyaarta iyo...
View Article