Siyaasadda Iyo Saxaafadda: Tee mudan?. By: Maxamed X. Raabbi
Midi na ka ma mudna ta kale. Baahi gaar ah na waa ay isu qabaan. Ma kala maarmaan hawlahoodu. In ay saaxiibaan ama kala didaan se bulshada (dawladda iyo dadweynaha) danteeda ma aha. Hawlahooda qaran...
View ArticleAdhi Shugux Shugux ka ma il-baxo-WQ,Abdiqadir Muuse-taydh
Golaha wadda tashigga iyo toosinta Qaranka Baryahan danbe waxaan warbaahinta ku arkayay dadwaynaha Somaliland oo ku Mashquulsan Tageeridda iyo Diidmadda Gole lagaga dhawaaqay Magaaladda Hargeysa oo loo...
View ArticleWaqtigii Qiimaha Lahaa Waxaa Lagu Lumiyay Yooyootan;
Berberanews-23kii October, 1969 khubaddii ugu horaysay ee Siyaad Bare dadka Somalida u jeediyay waxaa uu yidhi “Waxaan kacaanka u dhalinay ee dawladda ula wareegnay “Suurtogal ma ahayn in la iska indho...
View ArticleXirsiyow Waxba Haysku Qaadin Wadooyinka.WQ Xuseen Xasan Badmaax
Xirsiyow waxba haysku qaadin wadoonyinka shacabka jeebkood iyo xoogooda ku hagaajisanayaane hoos u dhaadhac oo ka hadal afduubka aad ku samaysay go’aankii shacabku ku dhawaaqay 18 May 1991.Xageed ku...
View ArticleKACDOONADA KA JIRA DALALKA ISLAAMKA IYO DAAWENTOODA
Berberanews-Waxa ayaamahan socda kacdoono weji badan oo dalalka Islaamka ka aloosan. Waxa lagu soo koobi karaa inay waxa keliya ee ay ka siman yihiin tahay inay kala xidhiidh furteen shacbigii iyo...
View ArticleAniga Waxba ma cunayo laga bilaabo Waa-Bariga illaa Gabal-dhaca. I waydii...
Sawir cajiiba ah oo Hadal-heyn badan ka dhaliyay Yurub ,Waa maxay sababtu ?Sawirkan waxaa lagu soo bandhigay Bogagga Xiriirka Bulshada caalamka , waxaana aad u hadal hayo weli Kumanaan Qof oo Bogaggaas...
View ArticleBraclays Bank Muxuu ka Yaqaanaa Dahabshiil? Soomaalidu waxay ku Maahmaahdaa...
Hargeysa-(Berberanews )-Dhaqaalaha dunidu waxa uu ku salaysan yahay dal wabilba sida uu wax-soo-saarkiisu yahay oo salka ku haysa xagga aqoonta bulshadaasi leedahay iyo ganacsiga furfuran ee xorta ah....
View ArticleWarqad Furan oo ku socota Madaxweynaha dawladda Federaalka Somalia
Ku:- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.Og:- Shacabka Somaliland.Og:- Shacabka Somaliya. Ujeedo:- Madaxbanaanida Iyo Jiritaanka Somaliland Waa Muqadas:-...
View ArticleSHEEKO: BAKHAARLIHII SAACADDIISII KA LUNTAY
Nin bakhaarley ah ayaa saacddiisii gacanta kaga dhex lunyey bakhaarkiisii , markii larogaayey jawaanadii raashinka ahaa , saacaddan oo aheyd mid aan caadi aheyn , oo qiimo weyn ugu fadhidey (dhaxal...
View Article“KHUBARADA BUR-BURKA” Qaybtii II – W/Qoray: Maxamuud Axmad Oday
Qormadii II Waxay inoo maraysay, Xassan Yoonis Habbane oo wada xaajood badan ka dib, amar ku bixiyay in 24 saacadood gudahood gaadiidka hubaysan iyo ciidamada kala duwan ee magaalada ku sugani ku...
View ArticleDURUUSTA LAGA BARAN KARO DHACDOOYINKA MASAR
Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira. Waxaan gartay bal inaan si degan u...
View ArticleShirkadaha Somcable iyo Bluwan Oo Ku Guulaystay Abaalmaarino Caalamiya
Hargeysa (Berberanews) — Shirkadda Somcable ee Somaliland laga leeyahay oo kaashanaysa shirkadda kale ee caalamiga ah ee Bluewan Globecomm Systems oo beryahan dambe Somaliland ka wadday hawl galo ay...
View ArticleBaaq ku socda waran cade
Mr waran cade run ahaan markii laguu dhiibay xilka umad badan ayaa kugu farxay oo is yiri hada ayay cadaaladi imaanaysaa wasaaradii ugu muhiim sanayd Somaliland waayo dadku waxay ku barteen mudadii...
View Articlehawlwadeena British Somaliland Council iyo Hambalyada Ciida
Anagoo ah dhamaan hawlwadeena British Somaliland Council, waxaanu Munaasabada Ciidul Fidri ku hambalyeynaa uugu horeyn Dhamaan dadka muslimiinta caalamka oo dhan, Saxaafada Madaxa banaan, xukuumada...
View ArticleILLAAHAY Dartii Ramadaanta U Soo Caawiya Walaasheen Laki Maxamed Cali Oo...
“Waxaan ahay Gabadh 15-Jir Ah Oo Indho-beeshay, Haddii La Iga Caawiyo In Indhaha La ii Furo Wax Badan Baan Qaban Lahaa, Waxaanan Baran Lahaa Cilmiga…..”Laki Maxamed CaliHargeysa(Berberanews):- Waa...
View ArticleKu Darso Ogaalkaaga Oo Ka Faa’iidayso Su’aalo Diini ah iyo Jawaaba-hooda
Ku darso ogaalkaaga oo ka faa’iidayso su’aalahan Diiniga ah iyo Jawaabahoodiii oo wada socda waana lama huraan in aad diintaada wax badan ka barataa oo aad ka jawaabi kartaa marka lagu waydiiyo....
View ArticleQaadhaanku Waa Gumaysi Qarsoon WQ:Amaal Gillin Moxamuud
Marka hore ILLAAHA naxariis good iyo mid gaaraba naxariista ayay mahad oo dhami usug naatay ,Marka xiga waxaan Salaamayaa dhamaan Umada Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanan udirayaa Hambalyo Munaasibadda...
View ArticleAqoonyahan Jaamac Jiir Oo Sida Xoolaha Oo Kale Bil Xabsiga Ugu Xidhan...
Soomaalidu waxay ku maah maahdaa rag cadaalad waayay sidii cawsha kala yaac.dadweynaha sharafta leh waxaa waajib ku ah inay ka hadlaan cadaalada oo ay tilmaamaan cadaalad darada sidaa awgeed...
View ArticleHambalyo Meherka: Engineer Mohamed Osman Ahmed iyo Marwadiisa Fatima Osman Farah
Dhammaan akhyaarta magacyadoodu hoose ku hussanyihiin waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan: Engineer Mohamed Osman Ahmed iyo Marwadiisa Fatima Osman Farah oo Meherkoodu ka...
View ArticleHambalyo Meher: C/Risaaq Xuseen Axmed (Askar) iyo Samiira Maxamed Cumar-Yey
Ayeeyo Hodan Cabdi Cilmi, Ayeeyo Aamina Axmed Weris, Abtiyo Siciid Maxamuud Gahayr (Kabadheere), Abtiyo Mahad Kabadheere, Abtiyo Eng Khadar Kabadheere, Abtiyo C/Qani Kabadheere, Abtiyo C/Shakuur...
View Article