Dhamaan Reer Hassan Muhumed oo ku kala nool Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba
Dhamaan Reer Ismail Yassin jamac oo sidoo kale ku kala nool Dalka gudihiisa iyo dibadiisa
Dhamaan akhyaarta iyo Saxiibada waxa Hanbalyo aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan Boqorka iyo Boqorada
Boqor :- Abokor Hassan Muhumed
iyo
Boqorada Nawaal ismail Yassin
oo Maanta meherkoodu ka dhacay Gobolka Togdheer caasimadiisa Burcoa . Hotel Barwaaqo
waxaanu leenahay .Guurkiinu guur khayr Gurigiinu Guri nagi Guulow ka nool.
Famliga iyo Asxaabta
Abtiyo Jiif Caqil Abdi Mamed Igal, iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa
Abtiyo Cisman Mohamed Cigal
2:- Aabo Ismail Yassin Jamac
3:- Hoyo Amina Mohamed Igal
4:- Nuura , Muna,Sahra,Samira,khadija ,Samia, mohamed ,abdale,Mohamud,Saynab ,Sawsan,siciid dhamaan ilma ismail yassin
Dhamaan Reer Adan yusuf ,
Dhamaan reer Ismail osman
Waxaanu mar labaad ilaahay uga rajaynaynaa bash bash iyo barwaaqo wiil iyo caano gabadh iyo caano
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaaaaaamin