Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Qabadka Marwada Kowaad iyo Wasiirda Wax Barashaduba Waa Mid Aan la Qarin...

Aniga oo ah samsam  Aadan saleeban waxaan  halkan kaga hadlayaa wax qabadka  wasiirada wax barashada Somaliland marwo  Samsam cadbi Aadan  ee guud ay ka fulisay  gobolka saxil iyo wadankeeda .waxa...

View Article


Hambalyo Meherka: Mr. Abokor Isaak Yousuf iyo Hibaq Ali Abyan

Aabo Isaak Aw Yousuf Bouh, iyo Hooyo Khadra Muhumed Haaji , Mustafe Bille Abokor, Abdirahmaan maal , Khaalid abdirahman maal , Ahmed Isaak Yousuf, iyo Hibo Isaak Yousuf dhamaanwaxay hambelyeynayaan...

View Article


OGAYSIIS: Daawo 10:30 Caawa HCTV Barnaamijka Madaxweyen Silaanyo ee...

OGAYSIIS: Daawo 10:30 Caawa HCTV Barnaamijka Madaxweyen Silaanyo ee Furitaanka Mashaariicda Berbera Waxaa la ogaysiinayaa Dadweynaha reer Somaliland meel kasta oo ay dunida ka joogaan in caawa saacadda...

View Article

Safarka Madaxweynaha ee Gobolada waxaa lagu qarinayaa musuqa iyo cadaalad...

 Mashruuc baal la furay   iyo Mashruuc baa dhagax la dhigay,waa farsamooyin loo adeegsado,laguna qariyo musuqmaasuqa iyo cadaalad darada baahsan ee wadanka aafaysay  Marka hore waxaan  salaan  mudan...

View Article

“ Dawgaad Banaysaa ka Kale Deylo Soo Marine “ W/Q Cabdicasiis Cali Cadaani

“Hadduu Baqal-fuul gurguray Baroor faras baa hidda ah, Hadduu Badhax-miis ku dhalay Runtaan la-biyeyn karayn, Nin baydhsadayow dan guud Waxaa jira baadi-doon, Af booli wixii ku maqan Col soo bedayaa...

View Article


Maanta aynu eego Golaha Wakiilladu waxay ka yeelaan cashuurta ninku keensaday

Waxa ceeb ah in dadkeenu u sacab tumo mashaariic lagu dhisay adduun iyagu bixiyeen oo intoodii badnayd ay jeeb qof gashay. Haddaan kaa qaado 100 kun oo doolar oon kuu dhiso guri 50 kun ah ma...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher Farxad Leh: Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax

Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow Ka Yeel  Hooyo Guuro Nuur Ciise, Abukar Macallin Cabdulle, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Aamin Axmed Tawaad, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdillaahi...

View Article

Kooxda Xiddigaha Geeska oo Hambalyo u diray Axmed-weli Ibraahin Furinle iyo...

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Kooxda Xiddigaha Geeska Abwaan Xasan Saleebaan DhuxulAbwaan Sidiiq Maxamuud GahayrAbwaan Sidiiq BurmadAbwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jeylaani)Abwaan Xasan...

View Article


Anigoo Ka Mid Ah Qoyska Xil. Qabille Waxaan Saxayaa War Si Qaldan Loo...

Anigoo Ka Mid ah Caa’iladda amaba qoyska uu ka soo jeeddo Xil. Maxamed Faarax Qabille,  sida aynu la wada socono waxa dhawaan goor habeennimo ah fal waxashnimo ah lala beegsaday xil. Qabille oo la...

View Article


Hello, Ma Xafiiskii Xarunta Xisbigaa Mise waa Xaruntii Samafalka?

Waxay ku beegnayd 16 Nov 2013 abaaro 10:30 a.m markii aan usoo jarmaaday cafateriyada shacbiyada badan leh ee looga bartay inay leedahay Bun(coffee) aad u heersareeya oo soo jiidasho leh. Waa Purple...

View Article

Guurkina guur khayr gurigina guri nage guulow ka yeel

Guurkina guur khayr gurigina guri nage guulow ka yeel Aabo cali xayd guleed iyo hooyo canab cali sheikh cisman iyo caruurtooda,feysa cali xayd iyo seygeda,moxamuud cali xayd iyo marwadisa,abdixakim...

View Article

Xukuumada oo Baarlamaanka Weerar Qaawan Ku Soo Qaadey iyo Xubno kamid ah...

Talaabooyinka indho la,aanta ah  is daba wareega, khilaafyada gudaha ee dhinac kasta ka daaran ayaa caado Calaamad iyo caynka Xadhiga  u ah Xukuumada uu Hogaamiyaha u yahey Madexweyne Axmed Maxamed...

View Article

Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil oo tacsi u diraya marxuum...

 Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R&ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R& ME,...

View Article


Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo tacsi u diray Marxuum...

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga waxa uu...

View Article

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qoysaskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii...

View Article


Asqowga Xukuumada siilaanyo, Guulwadaynta labada gudoomiye ku xigeen ,iyo...

Qalinkii: Khadar Cabdi Xassan (Khadar Gureyte),khadar_gureyte@hotmail.com Sida aynu ka wada warqabno bishan aynu ku jirno horaanteedii ayaa Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland Md:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isuduwaha Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ee Gobolka Saaxil Waxaan leeyahay Ma...

Hargeysa-(Berberanews)-Isuduwaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Gobolka Saaxil Saleebaan ayaa waxa uu leeyahay magacyo baddan iyo awoodo ka baxsan shaqadiisa,taas oo uu ugu hanjabo masuuliyiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalinyaradda Shaqo doonka iyo dhacdooyinka ay kala kulmaan xafiisyadda....

Berberanews-Tabashooyinka dhalinyaradda ee xaga shaqo doonta ma yara, haddii aad la sheekaysato waxaad dareemaysaa niyad jab iyo calool xumo xad dhaaf ee ay ka tirsanayaan madaxdoodda iyo shirkadaha...

View Article

faallo Xukumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo qaaday Jidkii ayku fashilantay...

Faallo: Wariye Khadar Ali Hussein [Shiine] Xukumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Qaaday Jidkii Ay Ku Halligantay Dawladii Uu Hogaaminayey Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.. Inta badan waxa iska caado...

View Article

Degmada Gabiley waa in KABAHA laga xereeyo hadday doonayaan in Madaxweyne...

Salaan iga gudooma saxaafada iyo shacabka somaliland .Taariikhdu waa diiwaan qormaya waqtiga ayaana u markhaatiya.Somaliland oo dhami waxay daawatay  sidii karaamada ka aradnayd ee milgaha bani aadan...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live