Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Waxaan Baaq Nabadeed U Dirayaa Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Deegaanka God-heeli Ee Bariga S/land; By Axmed Jaamac Saalax

$
0
0

Anigoo  ah Ahmed khaliif jaamac saalax  waxaan halkan baaq nabadeed uga dirayaa  beelaha Walaalaha ah ee isku abtiga ah ee isku degaanka ah  ee wada dega gobolada Sool iyo Sanaag kuwaas oo ay shaqaaqo ku dhex martay goob la yidhaa God-heeli  Oo ka tirsan dagmada  Oog, halkaas waxa ku dhintay dad muwaadiiniin reer Somaliland ah oo labada dhinacba ka tirsan, waxaana ku dhaawacmay dad kale. Waxaan u soo jeedinayaa beelaha walaalaha in nabad loo soo noqdo oo wixii arina lagu dhameeyo wada hadal in walaaltinimada iyo deegaanka loo soo noqdo, waxa kale oo aan u soo jeedinayaa xukuumada in la sugo amniga halkaas, waxaanan rajaynayaa inay beelaha walaalaha ahi u dhaga nuglaadaan gurmadka uga yimid walaalahooda gobolada kale ee dalka iyo masuuliyiinta xukuumada ka socda. Waxaan ilaaaahay  uga baryayaa intii dhimatay inuu unaxariisto inta dhaawacana ilaaahay shaaafiyo aaaamin Waxa  kale oo aan  tacsi u diraya  ehelada,qaraabada iyo shacbiweynaha.

Axmed Khaliif (1)

Somaliland  geerida  Suldaan  Bare Warsame Shire oo ku geeriyooday daad  ku qaaday dooxa Dacar Budhuq  isaga oo ku sii socda nabadaynta beelaha walaalaha ah ee halkaa isku dilay, ilaahay  isagana naxariistiisii jano ha

ka waraabiyo shacbiweynaha  Somaliland samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aaaaaamin  Aaaaaaaaaaaaaamin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles