Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Ka qayb qaata Taakulada masaakiinta Bisha Ramadaan

$
0
0

Walaalayaal marka aynu isu gar gaarno ayuu Rabigeen (SWT),inagana inoo gar gaarayaa.Fadlan ka qayb qaata, oo gaadhsiya inta kale,si aynu kheyrka u wadaagno,oo dadka baahan ee degan Xaafada State House ,ee magaalada Hargeysa,loo kaalmayn lahaa bisha Ramaadaan. https://www.gofundme.com/f/help-feed-100-families-in-hargeisa-this-ramadan? Jasaaka Allah Kheyr. Eng. Mohamed Ali Muse

The post Ka qayb qaata Taakulada masaakiinta Bisha Ramadaan first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles