Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Zelensky: Majaajilaystihii Madaxweynaha noqday

$
0
0

Sidee Zelensky uga soo baxay majaajiliiste telefishinka oo u noqday madaxweynaha? Madaxweyne Volodymyr Zelensky waxa uu noqday wajiga iska caabinta Ukraine ee ka dhanka ah ciidamada soo duulay ee Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.Laakiin Mr. Zelensky waxa uu xukunka la yimid khibrad yar oo siyaasadeed. Kahor inta aan la dooran, waxa uu caan ku ahaa doorkii […]

The post Zelensky: Majaajilaystihii Madaxweynaha noqday first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles