Safarka dalka Maraykanka ee Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi waa mid muhiimad weyn u leh Somaliland, isla markaana fursado haddeer ah iyo kuwo mustaqbal oo weyn leh. Madaxweynuhu waxa uu kulamo la yeelan doonaa xubno muhiim ah oo ka tirsan Congresska Maraykanka, xubno ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Biden, ururrada bulshada iyo ganacsatada dalkaasi. Waxa […]
The post Muhiimadda Safarka Weftiga Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka first appeared on Berbera News.