Soonku waa mid ka mid ah 5ta tiir ee Diinta Islaamka kuwaas oo ah saldhigga nolosha dadka Muslimiinta ah. Tiirarka kale waxay kala yihiin: Shahaadada, Soonka, Zakada iyo Xajka loo aado magaalada barakaysan ee Maka. Soomidu waa waajib Bisha Ramadaan si loo kasbado abaalmarinta Ilaahay (SWT). Soomidda Bisha Ramadaan waa muhiim si loo helo ujeedooyinka […]
The post FAA’IIDOOYINKA CIBAADADA IYO CAAFIMAADKA EE BISHA RAMADAAN first appeared on Berbera News.