Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Aʙᴀᴀʟ ɪʏᴏ Oɢᴀᴀʟ WQ Barkhad Jaamac Batuun

$
0
0

Waxa aan joogay Rayiisle walaalkay ku lahaa suuqa, xagga ay hadda ku taallo Shirkadda Sagaljet dhabarkeeda dhanka beri xiga. Waxa maalmaha socotay diwaangalinta ardeyda Jaamacadda Hargeysa galeysa. Markaas maan haysan wax adduun ah oo aan iskaga bixiyo jaamacadda kuuliyadda sharcigana in aan galaan rabay; hooyaday ma shaqeyso, aabbahayna ma noolayn AHUN, walaalkayna ma awoodo in […]

The post Aʙᴀᴀʟ ɪʏᴏ Oɢᴀᴀʟ WQ Barkhad Jaamac Batuun first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles