1. MARKA LAMMAANUHU SOOMANYAHAY BISHA RAMADAAN: Bisha Ramadaan waa Bisha Sagaalaad (9) ee taariikhda Sannadka Islaamka, xilligaas oo uu Ilaahay (S.W.T) ku waajibiyay Muslimiinta inay soomaan laga bilaabo waaberiga ilaa qorrax dhaca (qorrax libidhka) ee maalinkasta ee Bisha Ramaadan. Sayga iyo oorida Muslimka ah waxaa ka mamnuuc ah ama ka reeban inay isu tagaan oo […]
The post Xilliyada lammaanaha Muslimka ah Galmadu ka reebantay Bisha Ramadan first appeared on Berbera News.