Waxa soo muuqda in aduunku is tun leekaaday oo ay soo baxeen quwado kale oo ka soo baxay Bariga Aduunka oo ay ka mid yihiin China iyo Russia , waxaana ay miisaami doonaan wadamada reer galbeedka iyo USA oo ahaa quwada aduunka ku kaliyeysatay soddonkii sanadood ee ugu dambeeyay. Siyaasada aduunku mudadaasi soddonka sanadood ahaa […]
The post Halista iyo khataraha siyaasadeed ee kusoo fool leh Geeska Africa first appeared on Berbera News.