Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Xogo ku saabsan guulaha waaweyn ee ka dhashay safarkii weftiga Madaxweynaha Somaliland

$
0
0

Xidhiidhka Somaliland iyo Maraykan markasta wuxuu taagnaa oo la inagu odhan jiray “haddaad doonaysaan inaad xidhiidh USA la yeelataan, Muqdisho soo mara markaasaynu wada xaajoonaynaa.” Xaaladdu halkaasay taagnayd 26 sano. Dadka madaxda ah ee aynu Washington kula kulmaynay marka laga reebo safarkii Silanyo, waxay ahaayeen dad maqaam hoose ah, mid aan inoo qalmin.Aniga oo dhowr […]

The post Xogo ku saabsan guulaha waaweyn ee ka dhashay safarkii weftiga Madaxweynaha Somaliland first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles