Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasiga iyo Sameeynta is Badal Ee Kursiigu wato Waa Dabeecado Noceeya...

Qormadan Waxaa Aynu qaada dhigi doona is   badala ku dhaca siyaasigeena marka uu xilaalka kala duwaanee qaranka  hayo iyo marka uu dibada ka joogo  .waxa marar badan la Aarkaa siyaasi marka uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher Farxad Leh: Axmed-naasir Maxamed Xaashi iyo Marwadiisa Naciima...

Galac iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax. Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Cabdifataax Ismaaciil...

View Article


UK: Ogaysiinaya xaflad lagu soo dhaweynayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID‏

OGAYSIIS: Xisbiga UCID oo xaflad mug leh ku qabsandoona Millennium Gloucester Hotel Kensington LONDON, maalinta Sabtida 11.05.2013 Waxaa xisbiga cadaalada iyo dalyeel (UCID) ogaysiinayaa dhamaan...

View Article

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN: TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa labada Golle ee wakiilada iyo Guurtida Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan Golaha wakiilada...

View Article

Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Ehaladii uu Ka Baxay Marxuun X.Good Abees.

Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Ehaladii uu Ka Baxay Marxuun X.Good Abees. Kayse Axmed Digaale, Xuseen Aw-jaamac Jibriil(Xagar),Badhsaabka Togdheer  Axmed Xamarji, Ku xigeenkiisa Mr Ubaxle, Maayirka Burco...

View Article


Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicoon.

Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicoon.  Bulashad reer Somaliland ee ku dhaqan Adduunka,  waxa ay tacsi u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday marxuun Mohamed Hussein Naaleeye “Good Abees” oo...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Denmark Kuna...

  Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Taageerayaasha Xisbiga Wadani ee Denmark, waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Mohamed Hussein Naaleeye (GOOD ABEES) iyo waliba...

View Article

Tacsi inaa lilaahi wa inaa ilehi raajicuun marxuun (Mahamed Husen Naleye....

Tacsi inaa lilaahi wa inaa ilehi raajicuun marxuun (Mahamed Husen Naleye. good abees) oo ku geeriyooday wadanka S/land taariikhdu markay ahayd 10,05,2013 Waxaanu leenahay marxuunkaa ilaahay ha u...

View Article


Ogeysiis: Guddoomiyaha Kulmiye oo dadweynaha Somaliland ee Washingtone kala...

OGEYSIIS   WAXA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN MAGALADA WASHIGNTON DC IYO NAWAAXIGEEDA, IN LA QABAN DOONO DABALDAGII SANAD GUURADII 22 EE KA SOO WAREEGTAY GOONI...

View Article


Hambalyo Arooska Cabdixakiim Axmed Yoonis Iyo Nimco Jaamac Muuse

Aroos wacan Aabbo Cabdi Yoonis Cali, Hooyo Foosiya Xasan Cali iyo Carruurtooda oo kala ah: Niciima Cabdi Yoonis Cali, Mustafe Cabdi Yoonis Cali, Maxamed Cabdi Yoonis Cali (Dabo-yare), Hinda Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamul Wanaaga iyo Horumarka Dhaqaalaha W/Q:Cabdirashid Axmed Guuleed‏

Dimuqraadiyad macnaheedu waa xukunka dadweynaha. Dabcan marka bulsho muslim ah la yahayna xukunka dadweynaha waxa kasii sareeya xukunka Illaahay. Marka xukunka Illaahay loo hogaansamo ayaa loo imanayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meherka Eng Axmed Ismaaciil Cige Iyo Sabaax Axmed Maxamed

Hambalyo Meher   Xaaji Khadar Ibraahim  Xasan  Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Khaalid Xaaji Aaden Cabdi iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Sacad Dhimbiil Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Iid Cumar Cismaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhiinka kulliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Gollis Berbera oo hambalyo u...

Berbera (berberanews):- Dhiinka kulliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Gollis Berbera Mr Cabdirisaaq Cabdilaahi Adan ayaa hambalyo u direy shacabka Somaliland munaasibadda 22-guurada maalinta qaranimada...

View Article


Fadlan caawi mid ka mid ah Macalimiinta magaalada Burco oo Xaaladiisa...

View Article

“Waxaan reer Saaxil xaal ka siinayaa weerarka deegaamaysan ee Xukuumadda...

Aniga oo ah aqoonyahan jaamac cilmi jiir, waxaan reer saaxil xaal ka siinayaa weerarka deegaamaysan ee beesha aan ka soo jeeda ku soo qaadeen, iyada oo la og yahay in xitaa masaajidkii dekeda loo...

View Article


Ilaahay dartii u caawi ilmo yar oo Berbera ku xanuunsanaya

View Article

MEHER WACAN:Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi

MEHER WACAN Aabbo Cali Cabdi Cabdillaahi, Hooyo Xalliimo Cabdi Cumar, Layla Cali Cabdi iyo carruurteeda, Samsam Cali Cabdi iyo carruurteeda, Safiya Cali Cabdi iyo carruurteeda, Xamda Cali Cabdi,...

View Article


Somaliland iyo Isbedelada Dhaqan Dhaqaale iyo Bulsho (Geopolitics) Ee Geeska...

Qalinkii Suleiman Ismail Bolaleh Berberanews-Bogcada ay dhacdo Jamhuuriyada Somaliland dhinaca Juquraafiga, ayaa noqotay mid soo jiidata qarniyo farobadan ilayaasha iyo awoodaha dunida soo maray. Muran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Professor Samatar: Bal aan Eegno Uuraysataye, Waxay Umuli Doonto

Berberanew-Shaki kuma jiro in professor Samatar u naftiisa taariikh balaadhan u leeyahay. Samatar waa indheer garad, waa aftahan, waa qoraa, waa khaadib, hase yeeshe muddada Somaliland jirtay wuxu ku...

View Article

Ogaysiis Shirka Ciise Muuse ee Qurba jooga London UK 22.JUNE.2013

Berberanews-Bacda Salaan Waxaan la idinla socodsiinayaa in uu ka dhici doona Shirkii  Labaad ee KULAN II    Magaldad Lonond hadii Allah ka dhigo  taariikhada Marka ay tahay  22 Bisha June 2013.  Sidaas...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live