Qormadan Waxaa Aynu qaada dhigi doona is badala ku dhaca siyaasigeena marka uu xilaalka kala duwaanee qaranka hayo iyo marka uu dibada ka joogo .waxa marar badan la Aarkaa siyaasi marka uu Buulshada ka tirsanyaay ama Aanu xil heeyn leh dabeecadao wanagsan iyo waji soo dhawaynaa una muujiya is dhex gal kaaso markasta dhageeta taba shadooda xukumada xiligaas jirtana dhaleceeya in xaquuqdi bulshadu maqanteey dadnkana la dulmeey cadaadisna lagu hayo waxa ay xaqa u lahayeena loo diidayo waxa uu saluugsanyeeyna ka biya diida hadaalo ca dcad wax kastu saluugsana wuu dhaliila isago uga fa idaysanaya xaga buulshada .waxa aanu ku muta in bulshadaas u samayn badan ku yeesho una arkaan siyaasi dantooda oo kaliya ka shaqeeynaya mustaqbalakana ku aamini karaan masayrkooda siyaasadeed kadib waxa bilaabma in u hanto odayasha ugu mihiimsan reerkooda noqdana hogaamiye iyo midka ay u xusha an hadii boos wasiir noqoto iyo mid ka sareeyaba sidaana laga yaabo inu xil ku qabto laakin waxay waxksatab is badaleen marka ay qodabaani bilaabmaan aynu soo qaadano sadex qodob oo mihiiba
1 marka u siyaasigu dhadhamiyo macaanka u leyahay xiilku arkano in cidkastana soo dhaweeyso fadhigana looga kaaco. Ka qayb galka xaafladuhuuna ku bataan murayada tvyada iska daawado jara idadana kusoo baxa howlaha shaqo ee xafiiskuna ku bataan martida doaneeysa kala gu ii waaydo waraaqaha saxeexa iyo feeylasha coodsiga ee shaqada gobtaasina tuul maan isla markiba waxa ku dhaca siyaasigi waxa loo yaqaan iskala garan waa iyo inuu mooddo cidkastaba inay isaga u shaqeeyso waxaana laga dareema dabecado qalafsan sida amaro badan is mashquliin xad dhaafa badalida lanberka talfoonka gacanta iyo inuu ka qaban waayo intaas oo iskoobsaday weeyi isbadalka kowaad
2- waxaana ku xigta dadkii awal saxibka la ahaa oo u badalo gobihii lagu arki jiray uu jaro sida marfashyadi kuwa kalana u wareego balan qaad yadi uu hore dadka ugu beer la xowsan jiray uu ka baxo
3- marxalada sadexaad waa waxkastu u arki jiray inay khaldan yihiin oo sax noqdaan wax qabad la’aan u sheegi jiray oo isku badasha wax tar waxa ay taasi keenta iska hor imaadka buulshadi so dorateey ama odayaashi xilkaa u tageeradooda ku helaay iska hor yimadaan dhalilaana lakiin isla markiba waxa u bilaaba kala qaybintooda iyo inu qarkale ka horkeeno waana waxyabaha sababta u noqdaay in salaa diinta bataan siyaasi kastana sameeysto suldaan cusub sii uu difaaco kurigiisa iyo in la isticmaalo waxa loo yaqaan waaji ku macaash oo difaaca cida gaara oo danlee .
waxa aynu kaso hadaleey oo dhami waa dabeecada siyaasiyiinteena oo dantooda kaliya eega halkii ay u jirto uun marka ay kursi doonka yihiina ilmada yaxaaska lee marka dambana indho libaax yeesha su aalaha is weydiinta lihiina waxa ay yihiin kuwan hoos ku xardhan
1 Buulshada iyo siyaasigi is dabeecad barandonaan ?
2 Bulshadeenu ka fayobaan doonta siyaasi qabiila iyo niin jecleeysi ?
3 Siyaasigeenu goormu ka ladnaan doona gursi jeclaaysiga ?
4 Goorma la heli doona siyaasi danta umada uun ka shaqeeya ?
4 Maxa is jecleeysiyaay siyaasiga iyo lacagta ?
