Aroos wacan
Aabbo Cabdi Yoonis Cali, Hooyo Foosiya Xasan Cali iyo Carruurtooda oo kala ah: Niciima Cabdi Yoonis Cali, Mustafe Cabdi Yoonis Cali, Maxamed Cabdi Yoonis Cali (Dabo-yare), Hinda Cabdi Yoonis Cali, Yoonis Cabdi Yoonis Cali, Khaalid Cabdi Yoonis Cali,
Hooyo Caasha Siciid iyo Carruurteeda oo kala ah: Umulkheyr Mowleed Faarax iyo Saygeeda, Aamiina Mowliid Faarax, Nawaal Mowliid Faarax, Caydaruus Mowliid Faarax, Cabdijibaar Mowliid Faarax, Cabdiwaasac Mowliid Faarax,
Aabbo Ibraahim Yoonis Cali iyo Hooyo Najax Cumar Caabi iyo Carruurtooda oo kala ah: Nimco Axmed Yoonis, Maxamed Axmed Yoonis, Cabdiraxiin Axmed Yoonis, Cali Axmed Yoonis, Asli Axmed Yoonis,
Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayaaan Arooska:
Cabdixakiim Axmed Yoonis
Iyo Nimco Jaamac Muuse
Oo 09/05/2013 arooskoodu ka dhacay magaalada Burco. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku waara Ubad kheyr qabana kala hela. Aamiin.. Aamiin…Aamiin