Galac iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax.
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,
Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,
Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye),
Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,
Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale),
Cabdinaasir Ciise Muuse,
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka
iyo wacyigelinta Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse),
Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare,
Sahra Ciidle Nuur,
Deeqa Cali Caabbi,
Nuura Cismaan Axmed,
Saynab Maxamed Cabdi,
Faysal Xiis Weerar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda
Siciid Cawil Axmed,
Mustafe Cabdi Cilmi (Mustafe-qalbi),
Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani),
Mahad Aw Kadleeye.
Dhammaan dadkaas iyo Axsaab kale oo tiro badani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.
Axmed-naasir Maxamed Xaashi (Axmed-naasir Caga-weyne)
iyo
Naciima Yuusuf Maaxmed
Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu tahay 06/05/2013 ku qabsoomay Huteelka Dalxiis ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Illaahay ha idinka dhigo kuwii isku-raaga, Ubad khayr qaba kala hela, Aqal-galkoodana ku gaadha bash-bash, barwaaqo iyo farxad.
Aammiin……………Aammiin………………..Aammiin. Allaah ha aqbalo Insha Allaah.