Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Ehaladii uu Ka Baxay Marxuun X.Good Abees.

$
0
0
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Ehaladii uu Ka Baxay Marxuun X.Good Abees.

Kayse Axmed Digaale, Xuseen Aw-jaamac Jibriil(Xagar),Badhsaabka Togdheer  Axmed Xamarji, Ku xigeenkiisa Mr Ubaxle, Maayirka Burco

Maxamed Muraad, Ku xigeenkiisa Mr.Xoday,Xildhibaan Maxamed X.Yuusuf(Waabeeyo),Xildhibaan Cali Xasan Maxamed(Mareexaan), Maareeyaha W/Biyaha Burco Ibraahin Jirde,Xuseen Girgire,

Siciid Quluumbe, Axmed Jawhari, Rashiid Baafalo, Cabdi Jiinje,C/risaaq Dubad Dhegoole, Aadan Coon, Xamse Kayse Kayse Axmed,Cismaan Abokor Berberaawi, Maxamed Abokor,Maxamed Diiriye Xayd, Cumar Yare,Maxamuud Maxamed Warsame(Jaare),Aadan Siciid Dooc,Cabdi Macaan,C/risaaq Arnab, Baashe X.Yuusuf, Ismaaciil Caato,Maxamed Yalas, Maxamuud Faarax gurey, Dr,Cabdi Yaasiin,Maxamuud Dhegalaab, Cabdi Burco,Deyr Maxamed Cilmi, Guuleed Daahir Samatar, Mijir Qaadi Mxamuud Maxamed Diiriye Xayd, Siciid Caro baydhay, Maxamed Cawil X,Nuur(Xoog),Maxamed Aaadan Foolge:

Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi Tiiraanyo U dirayaan Qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuun X.Maxamed Xuseen Naaleeye(Good abees), oo ka mid ahaa Odayaasha iyo Waxgardka waaweyn ee gobolka Togdheer, oo maanta shil baabuur oo ka dhacay Tuulada Lafaruug ee ku taal jidka u dhaxeeya Hargaysa iyo Berbera,Waxayna Leeyihiin Samir iyo Iimaan,Marxuunkana Jandii Eebbe ha ka waraabiyo …aamiin.aamminn.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles