Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Meherka Eng Axmed Ismaaciil Cige Iyo Sabaax Axmed Maxamed

$
0
0

Hambalyo Meher

 

Xaaji Khadar Ibraahim  Xasan  Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Khaalid Xaaji Aaden Cabdi iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Mustafe Sacad Dhimbiil Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Iid Cumar Cismaan iyo Xaaskiisa, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa, Maxamed Axmed Jaamac iyo Xaaskiisa, Cadnaan Cabdiraxmaan Cadami iyo Xaaskiisa, Cabdisamad Xasan Saleebaan Xuseen Muxumed Faarax, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Khaalid Baashe Cabdi-Gaboobe, Maxamed Cabdisalan Jaamac, Aaden Cabdi Daahir, Guuleed Cabdi Daahir, Cabdirisaaq Maxamed Faarax Jire, Mukhtaar Cabdi Carte, Bashiir, Diiriye Ibraahim, Cabdifataax Maxamed Askar,Yaxye Maxamed Aw-cali, Axmed Maxamed Tubeec,

Dhammaan dadkasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

 

Eng Axmed Ismaaciil Cige

Iyo

Sabaax Axmed Maxamed

Oo 16/05/2013, meherkoodu ka dhacay hotel MAAN-SOOR ee magalada Hargeisa, waxaanay leeyihiin noqda qoyskii isku waara ubad-khayr qabana kala hela, aqal-galkoodana ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo…

Hambalyo Meher

Abo ismaaciil cige yuusuf iyo Hooyo faadumo ciise muhumed, Khadan ismacil cige iyo caruurteeda, Ifrah ismaaciil cige iyo saygeeda iyo caruurtooda, Hasan ismaaciil cige iyo caruurtiisa, Mahamed ismaaciil cige iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, Najax axmed cali saygeeda iyo caruurteeda, Aamina axmed cali iyo caruurteeda, habo caasha ciise muxumed abti cawil ciise xaaskiisa iyo caruurtooda

Dhammaan dadkasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

 

Eng Axmed Ismaaciil Cige

Iyo

Sabaax Axmed Maxamed

Oo 16/05/2013, meherkoodu ka dhacay hotel MAAN-SOOR ee magalada Hargeisa, waxaanay leeyihiin noqda qoyskii isku waara ubad-khayr qabana kala hela, aqal-galkoodana ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.

xIRSI


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles